News in other languages

News in other languages

Categories Navigation

Asset Publisher

angle-left Ardayda qaaliqa ah iyo reerohooda iyo shaqaalaha iskuulada!

Ardayda qaaliqa ah iyo reerohooda iyo shaqaalaha iskuulada!


Dugsiga hoose waxaala bilaabidoonaa khamiista 14.5

Waakan gobolka joensuu waxayna fartay waxay na ku saabsan tahay iskuulaadka nidaamkaa loo dhigidoono.

  1. Iskuuladka waxay ku wadayaan jadwalkii hore iintaan la xidhin iskuuladka, hadeyna sikale idinkusoo sheegin
  2. Sanadkan iskuulka wuxuu dhammaanayaa 30.5. Xaflada iskuulkana lama dhigidoono

3.Basaska ardayda iskuulka keena sidii hore ayey u shaqaynayaan. Waltti kaararkana weyna shaqaynayaan sidii hore
4.Ardayda iskuulka timaadda waxaa lagu siinayaa iskuulka cuntada
5.Adoo xanuusan iskuulka ma imanikartid
6.Hadduu ardayga iskuulka ka maqnaado waa inuu waalidka ka wiidiyaa iskuulka     fasax. Macalimada/Macalinka fasax wuxuu ardayga siinkaraa wiig. Iintaa waxa ka badan waxaa fasax siinkara madaxda iskuulka. Looma baahna cadayn dhaktareed. Dhaktarka ayaa goaan ka gaadaya inuu imakaro ardayda halista ku jira ee u xumaanikaro hadday ku xanuustaan cudurka.
7.Ardayda waxaad xasuusisaan habka loo qofaco iyo inaa gacmaha laga war hayo oo la nadiifiyo iyo iney isticmaalaan saabuunta.
•    Iskuulka markaad timaadid iyo markaad ka baxaysid
•    iintaad xuntayn
•    markastoo gudaha soo geshid
•    Gacanta laabadadeeda ku hindis amma qofac laakiin waxaa ugu fiican warqad
         8.  Wasiiraha  wax barashada iyo dhaqanka iyo caafimaadka dadka ka shaqeeyaa ayaa soo     
        bandhigay 4.5 war gelin iskuulaadka
•    Cafka waxaa lagu xidho nalama talinayo
•    Taataabshada bilaa maxnahaa waa inaanu ka daxatirnaa
•    Dadka isku imanaya lama yaraynayo dadku sidii xaadiga ahayd ayey iskuimankaraan
•    Iskuuladka hoose galaasyada iskuma imankaraan hadey suurto geliweydona waxaa lagu dadaalayaa iney dadku isku dhawaanin
•    Dhugsiga dhexe galaasadu wey isku qasmayaan markaasi iyagu ma khuseeyo
•    Cuntada iskuulka galaasyadu wey isla cuntaynayaan
•    Ardayda reerohooda dadka ka mid ah loo lama talinayo iney iskuulka yimaadaan. Iskuulaadka ayaa soo sheegidoona saa loo imankaro iskuuladka ardeyda reerohooda
•    Saa daraadeed iskuuladka dadka soo baranlahaa waxaa dib loo dhigay 13.8. Iskuulka ayaa ka soo hadlidoona tanna
            9.  Ilmaha haynta iskuulkakedib sidii hore ayaa loo wadidoonaa
           10. Iskuuladka dhaktaradeeda waxaa lala xidhidhikaraa isniin illaa jimce 7.30-15.00
                 nambarkana waa 0133302841
           11. saikologika iskuulka waxaa lala xidhiidhikaraa teleefan. Nambaradood waa kuwii hore.
         Adeegsiga iskuulka ayaa ina siin doona talooyin waxaa laga akhrisankaraa Wilma.
          
          7.5.2020
          Olli Kauppinen
          Maamulaha guud ee iskuuladka

 

Sivu arviointi ja palaute