News in other languages

News in other languages

Luokitusnavigaatio

Sisältöjulkaisija

angle-left Iskuuladka Joensuu cunto qeybisdiisa waxaa la wadi doonaa carbacada 29.4

Iskuuladka Joensuu cunto qeybisdiisa waxaa la wadi doonaa carbacada 29.4

Gobolka Joensuu waxay qaybisay 22.4. cunto ardayda iskuulka ka dhigatta guryohooda iyagoo ahaa 4300. Qaybista waxaa laga samaynaya iskuulaad tirodoodu gaaraya toban, siffiican ayaa loo dhaqmay markaa la doonanayay cuntada cunto qeybistana siffiican ayaa loo soo bandhigay. Waalidiinta ayaanu ugu mahadcelinaynaa nidaamka ay u soo doontoon cuntada.

Cuntada iskuulka waxaa la wadidoonaa carbacada 29.4. Cuntada bacda ku jirta waxaa loogu talagalay dadka isa soo duwaangeliyey. Cuntada dadka dalbattay ayaa aad u farabadan, sobobtoo ah bacaha cuntada waxaa la dalbay wax ka badan 5200. Gobolka waxay idinla talinaysaa inaad daxaddir inaad samaysiin maadaamey dad badan cuntada soo doonanayaan. Dadku waxay ku soo doonanayaan baaburoo iyo lug markaa caafimaadkiina siduu u halaagmin is ilaaliya. Dadka iska soo duwaangeliyey cuntadooda way heleyaan. Haday dadku soo doontaan waktiga loogu talagalay.

Gobolka wuxuu helay war wanaagsan oo ku saabsan cuntada fiicnaandeeda. Reeruhu wexey aad u jeclaadeen iney cuntada loo baahnayn inaa ilmihii loo kariyo. Maadaama aa cuntada la soo qaadanayo wiigii mar waa inuuna xumaanin cuntada saa daradeed shikada polkka mey soo sameynin cuntada ee warshad ayaa laga keenay.

Dadka cuntada gaarka ahna cuntadooda waxaaa la siinayaa saddex jeer wiigii isniin carbaca iyo jimce 14-16

  • 13-14 waxaa soo doonanaya magaca dambe oo ka bilaamada A-H
  • 14-15 waxaa soo doonanaya magaca dambe oo ka bilaamada I-M
  • 15-16 waxaa soo doonanaya magaca dambe oo ka bilaamada N-R
  • 16-17 waxaa soo doonanaya magaca dambe oo ka bilaamada S-Ö

Cuntada xaga laga soo doonanayo waa bannaan. Dadka socod ku yimaada meel gooniya ayaa looga siinayaa cuntadooda. Dadka baabuuro ku yimaadana wexey leeyihiin meel gooniah. Gaariga lagama soo kicikaro waa inaad ku jirtaa gaariga. Cuntada gaarka ah ee Allergiada waa meel gooniah oo lug ayaa lagu tegeyaa. Markaad jooktid meesha cuntada laga soo qaadanayo waa inaad sheektaa iskuulka iyo ardayga magacyadooda. Iskuuladka habka ay cuntada ugu qaybinayaan waxaad ka helaysaa websitkan https://www.joensuu.fi/korona/kouluruokajakelu

Dadka waxaa loola talinlahaa iney lug ku yimaadaan sobobtoo ah dadka iney gawaadida farahabadanle ay ku imaadaan ayaa la diidanyahay.

Qof walba waa inuu ka warhayaa inuu dadka aad ugu dhowaanin ugu yaraan laba meter waa inaad u jirtaa qofka kale. Markaad cuntada heshid markaaba waa inaad meesha ka baxdaa. Farahana waa inuu qofka ka warhayaa inuu faraha taa taabsiin dadka amma meelaha la taabankaro. Qofka aad cuntada ka heleysidna ma jiro taabasho.

Cuntada waa inaad firinjeerka inaad gelisaa suu cuntada u xumaanin.

Cuntada waxaad soo doonankartaa haddaad caafimaad tahay. Hadduuna jirin qof caafimaad ah waxaad la hadashiin Hanna Seppänen saacaday tajay 8-14
hanna.seppanen@joensuu.fi, puh. 0503124490

Ogaysiis dheeraada haddaad rabtid xagan ayaad ka helaysaa.

https://www.joensuu.fi/korona/kouluruokajakelu

Sivu arviointi ja palaute